Site icon Qaamuus

qaamuus

Ereyga Maanta: qar-iskaxoor
faraggelis  ld faraggelin.
faraggirgir  Gacanta dhabarkeeda oo cid lagu dhufto. ld faraggoror, farajirjir.
faraggorgor  1. Ciyaar carruureed. 2. Fiidda geeduhu ka fufaan. 3. Faraggirgir.
faraggoys  Nooc shimbiraha hilibcunka ka mid ah; dafo.
faraggubyo  1. Faraha gacanta ama lugta oo gubta. 2. Abaal marin yar oo la siiyo qof cunto kariyey.
faraggubyoo  Faraha ka gubasho.
faraggubyood  eeg faraggubyoo.
faragguuto  Wax yar oo far iyo suul lagu qaadi karo.
farahal1  Biyaha lagu farahasho. farahal2  U f.: gacmaha qofka mayrid. farahalasho  eeg farahalo.
farahalid  eeg farahal².
farahalo  Gacmaha iska mayrid.
farajannayn  eeg farajannee.
farajannaysad  ld farajannaysasho.
farajannaysasho  eeg farajannayso. ld farajannaysad, farajannaysi, farajucsad, farajucsa.
farajannaysi  ld farajannaysasho.
farajannayso  Faraha xubnahooda jucsasho. ld farajucso.
farajannee  Xubnaha faraha jucin.
farajirjir  ld faraggirgir.
farajucsad  ld farajannaysasho.
farajucsasho  ld farajannaysasho.
farajucsi  ld farajannaysasho.
farajucso  ld farajannayso.
farakabbax  ld farabbax¹.
farakacayaar1  Isjiidjiid ama legdan aan dhab ahayn oo dheeldheel loo sameeyo. farakacayaar2  Isjiidjiid ama legdan aan dhab ahayn dheeldheel u samayn. farakacayaarid  eeg farakacayaar².
farakalabbax  ld 1. ld. farabbax¹.². ld. farakalabbixid.
farakalabbixid  Faro ka qaadidda cid faraha laga qado; dayrin. ld farakalabbax (2).
page : 25 of 73
<< < 20 21 22 23 24 25 26 27 28 29 30 > >>

 

Exit mobile version