Site icon Qaamuus

qaamuus

Ereyga Maanta: fidmawade
xarrishaad  ld xarrishid.
xarrishid  eeg xarrish. ld xarrishaad.
xarshaash1  ld xashaash. xarshaash2   ld xashaash². xarshaashid  ld xashaashid.
xarshaasho  Carsaanyo.
xarun   1. Caasimad; magaalo madax. 2. Rug; saldhig.
xaruubbamid  ld xaruumid.
xaruumbi   ld xuruun².
xaruumbin  ld xaruumid.
xaruumid  eeg xaruun². ld xaruumbin, xaruubbamid, xuruumid.
xaruun1  Cod xabeeb leh oo hoos loo yiraahdo. ld xuruubban¹, xuruun¹. xaruun2   Cod xabeeb leh hoos u dhihid. ld xaruumbi, xuruubban², xuruun². xaryami   Xoolo badan hal mar wada wadid.
xaryamid  eeg xaryan².
xaryamin  eeg xaryami.
xaryan1  1. Xoolo badan. 2. (-nno/-mmo, m.l./dh) Nooc ka mid ah doonyaha waaweyn, siiba kuwa shiraacyada badan leh. xaryan2   Xoolo badan hal mar wada guurid. xas   Jiq ka samaysan ood ama dhir yaryar; xanbus.
xasaagaysasho  eeg xasaago. ld xasaa-gaysi.
xasaagaysi  ld xasaagaysasho.
xasaagayso   Gocasho.
xasaago   Gocasho; gocad.
xasaasi  X. ah: wax taabashadooda, ka hadliddooda iyo talakeenkoodu keeni karo dhibaato.
xasad1  Wanaagga dadka kale helayo oo laga naxo ama la nebcaado ama la jeclaysto in iyaga laga qaado oo isaga loo soo wa-reejiyo; khayrka dadka kale haysto oo laga gubto. xasad2   Cid xasad kula kicid, xaasid ku noqosho. ld xaasid². xasanaad  1. Camal wanaagsan oo loo falo ka raalinimada Eebbe in lagu gaaro. 2. Abaalgud lagu helo camal wanaagsan oo la sameeyo.
xasarad  Carqalad; shiddo.
xasaradayn  eeg xasaradee.
xasaradee   Cid dhi-baato u gaysasho.
page : 28 of 60
<< < 23 24 25 26 27 28 29 30 31 32 33 > >>

 

Exit mobile version