Site icon Qaamuus

qaamuus

Ereyga Maanta: iimee
libin1  Nooc ka mid ah mariidka oo laga isticmaalo woqooyiga-bari ee Keenya; qubleey, maanyo, manyiikay, waaray. libin2  Guul. libiq1  Dhoobo aad u qoyan. libiq2  L. ka sii: libiqsasho. libiqsad  ld libiqsasho.
libiqsasho  eeg libiqso. ld libiqsad, libiqsi.
libiqsi  ld libiqsasho.
libiqso   Si deg-deg ah il isugu qabasho una kala qaadid.
libir   1. Indho ka qarsoomid. 2. Ku l.: bidhaan hawd, jeex iwm ku qarsoomid.
libirsan   Wax qarsoon ahaansho.
libirsanaan  eeg libirsan. ld libirsanaansho.
libirsanaansho  ld libirsanaan.
libkeen1  ld niibkeen¹. libkeen2   ld niibkeen². libkeenid  ld niibkeenid.
libri   ld libdhi.
librid  ld libdhid.
librin  ld libdhin.
licib  Inta jeer oo turub la dheelo oo hal fooro ku dhacdo.
licig  1. Asal biyuhu ku yaryihiin. 2. L. ah: dareera ribban.
liciif1  ld laciif¹. liciif2   ld laciif². liciifi   ld laciifi.
liciifin  ld laciifin.
liciifis  ld laciifin.
liciifis-habdhis-makiineed   (fiis.) Yaaranta qotonka gariirka ayna ugu wacantahay tamarta ka lunta qaybaha gariiraya, kuna baxda ka-hortagga xoogagga isliska ama xoogagga caabbiga.
lid1  1. L. ah: wax aan wax kale la mid ahayn oo dabeecadda kaga duwan. Tus. “Mugdiga ayaa caddada lid ku ah.” 2. Cadaw ku ah. Tus.: “Cali ayaa lid ku ah Cabdi” ld liddi. lid2  (nax.) Labo erey oo mataana ah oo micnahoodu iska soo horjeedo sida: “dheer/gaab”, “weyn/yar” iwm; cagsi. lid gufaaco   (juqr.) Gobol cadaadiska gibilkiisu ka sarreeyo kan gobolka deriska la ah.
lid-jidh-dhaliye   (baay.) Walax kasta oo uu jidhku u arko walax qalaad, sidaa darteed uu ka bixiyo jawaab is kabaxeed.
page : 29 of 46
<< < 24 25 26 27 28 29 30 31 32 33 34 > >>

 

Exit mobile version