Site icon Qaamuus

qaamuus

Ereyga Maanta: gurguurto
majarrogo  ld manjarrogo.
majarroor1  ld manjarroorid. majarroor2  ld manjarroor². majarroori  ld manjarroori.
majarroorid  ld manjarroorid.
majarroorin  ld manjarroorin.
majarroorsan  ld manjarroorsan.
majarroorsanaan  ld manjarroorsanaan.
majarroorsanaansho  ld manjarroorsanaan.
majasaar1  ld manjasaar¹. majasaar2  ld manjasaar². majasaarid  ld manjasaarid.
majasuux1  ld manjasuux¹. majasuux2  ld manjasuux². majasuuxi  ld manjasuuxi.
majasuuxid  ld manjasuuxid.
majasuuxin  ld manjasuuxin.
majasuuxsan  ld manjasuuxsan.
majasuuxsanaansho  ld manjasuuxanaan.
majaxaabi  ld manjaxaabi.
majaxaabin  ld manjaxaabin.
majaxaabis  ld manjaxaabin.
majaxaabo  ld manjaxaabin.
majeerad  ld majeerasho.
majeerasho  eeg majeero. ld majeerad.
majeero  1. Wax si aad ah u jeclaansho; jammasho. 2. Wax ku dhaygagid.
majiir1  ld majiirid. majiir2  1. Dib u celinta wax ama arrin soconayey gadaal loo celiyo. 2. (-rro, dh.) Suunka dhanka hoose ee kooraha ka lusha oo caloosha faraska looga xiro. majiir3  1. Wax jahada uu u socday ka weecin. 2. Maro qoyan majuujin si biyuhu ugu daataan. 3. Is m.: wax socda dhankii uu ka yimid isla markiiba ku noqosho. 4. Isku m.: meel ciriiri ah xoog ku dhexmarid. majiirad  ld majiirasho.
page : 30 of 131
<< < 25 26 27 28 29 30 31 32 33 34 35 > >>

 

Exit mobile version