Site icon Qaamuus

qaamuus

Ereyga Maanta: caynaano
farxanaansho  ld farxanaan.
farxi  Ka f.: cid farxad gelin.
farxid  eeg farax². ld faarxid.
farxin  eeg farxi.
farxumaan  eeg farxun. ld farxumaansho.
farxumaansho  ld farxumaan.
farxumi  1. Hab qoraal-gacmeed oo qof wax u qoro oo ay adagtahay si loo akhriyo. 2. Hab aan quruxsanayn oo qof u sameeyo farshaxan. ld farxumo.
farxumo  ld farxumi.
farxun  1. Qof qoraal-gacmeedkiisa si loo akhriyo ay adagtahay ahaansho. 2. Qof farshaxannimadiisu aanay wanaagsanayn ahaansho.
faryaro  Gacmaha iyo lugaha farahooda midda ugu yar.
fas  1. ld fad (3). Dhagxaanta qaaliga ah cad laga gooyo oo fargashiyada lagu dhejiyo si ay u yeeshaan qurux. 2. Waraaqaha turubka inta tobanle ka sarreysa. 3. Warqad turub oo aan la qaban karin.
fasaaxad  Hadal kari ogaan; codkarnimo. ld fasaaxo.
fasaaxo  ld fasaaxad.
fasahaad1  1. Dawga toosan oo laga leexdo. 2. Kibir. fasahaad2  1. Dawga toosan ka weecasho. 2. Kibrid. fasahaadi  1. Dawga toosan ka weecin. 2. Cid kibrin.
fasahaadid  eeg fasahaad².
fasahaadin  eeg fasahaadi. ld fasahaadis.
fasahaadis  ld fasahaadin.
fasahaadsan  Wax fasahaaday ahaansho.
fasahaadsanaan  eeg fasahaadsan. ld fasahaadsanaansho.
fasahaadsanaansho  ld fasahaadsanaan.
fasakh1  Furidda haweeney laga furo saygeeda isaga oo aan ogeyn ama ka raali ahayn. ld fasakhid. fasakh2  1. (f.g) Haweeney saygeeda oo aan ogeyn ama raali ka ahayn furid (qaalli). 2. (f.mg) Dhar iwm liinbixid. ld fasaq². fasakhan1  Wax liinbaxay noqosho (dhar iwm). ld fasaqan¹. fasakhan2  Wax la fasakhay ahaansho. ld fasaqan². fasakhasho  eeg fasakho. ld fasaqasho.
fasakhid  eeg fasakh². ld fasakh¹, fasaq¹, fasaqid.
fasakhmid  eeg fasakhan¹. ld fasaqmid.
fasakhnaan  eeg fasakhan². ld fasakhnaansho, fasaqnaan, fasaqnaan-sho.
page : 34 of 73
<< < 29 30 31 32 33 34 35 36 37 38 39 > >>

 

Exit mobile version