Fasakh
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Furidda haweeney laga furo saygeeda isaga oo aan ogeyn ama ka raali ahayn. ld fasakhid.
Fasakh
Qaabnaxa: Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1 Isrogrogga: (-khay, -khday)1. (f.g) Haweeney saygeeda oo aan ogeyn ama raali ka ahayn furid (qaalli). 2. (f.mg) Dhar iwm liinbixid. ld fasaq².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga fasakh ↴
dhaqan | fasakhan | fasakhan | fasakhasho | fasakhid | fasakhmid | fasakhnaan | fasakhnaansho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg