tuurreNin tuur leh.
tuuryayneeg tuuryee. ld tuuryo.
tuuryeeWax tuuryo isdaba joog ah la dhicid.
tuuryold tuuryayn.
tuutayneeg tuutee. ld tuutays.
tuutaysld tuutayn.
tuutee1. Cid si wada jir ah wax u yeelid 2. Si degdeg ah u socosho (qof)
tuutuuQori shiishka lagu barto oo xabbado af fiiqan dabadana bul ku leh ay ka dhacaan.
tuuxTirsi loo adeegsado cayaarta delebka.
tuwaalMaro culus oo duf leh oo marka la qubaysto biyaha kora looga qallajiyo, shukumaan. ld taweel, tuweel.
tuweelld tuwaal.
tuxle1. Qof xan badan. 2. Orod la sameeyo iyadoo la fooraro.
<< < 55 56 57 58 59 60