Ereyga Maanta: tafantoof
deddan ld daddan.
deddanaan ld daddanaan.
deddanaansho ld daddanan.
deddatir (1) 1. Dhaxantir. 2. Gargaar deg-deg ah oo loo fidiyo qof la qaniinay ama dhaawac halis ahi gaarey; dhibiibtir. ld deddatirid.
deddatir (2) 1. Nafley dhaxamaysan diirrimaad siin. 2. Qof la qaniinay ama dhaawac halis ahi gaarey si degdeg ah u gargaarid.
deddatirid eeg deddatir². ld deddatir¹.
deddeg (1) ld degdeg¹.
deddeg (2) ld degdeg².
deddegid ld degdegid.
deddegsan ld degdegsan.
deddegsanaan ld degdegsanaan.
deddegsanaansho ld degdegsanaan.
deddegsiinyo ld degdeg¹.
deddeji ld degdeji.
deddejin ld dedgejin.
deddejis ld degdejin.
deddo Qabow aad ah oo dhaxan badan leh. ld daddo.
deddoo Qabow aad ah oo dhaxan badan leh. ld daddoo.
deddoobid eeg deddow. ld daddoobid.
deddood eeg deddoo. ld daddood.
deddow Wax deddo hayso noqosho. ld daddow.
dedeb ld dadab¹.
dedid eeg ded². ld dadid, ded¹ (2).
dedmid eeg dedan². ld dadmid.
dednaan eeg dedan³. ld dadnaan, dadnaansho, dednaansho.
dednaansho ld dednaan.
dee Qurub lagu soo jiidanayo foojignaanta qofka lala hadlayo. Tus. “Ila hadal dee! Dee, maxaad u yeeshay?”.
deeb (1) 1. Caws weelasha lagu deebiyo, leh caleemo dhuudhuuban, ubax qodxo leh oo ka baxa bannaanada. 2. Dambas dhirta qaarkeed laga shido oo loo isticmaalo waxyaabo kala duwan sida dhayidda xoolaha, magdaynta hargaha iwm. 3. Dambas.
deeb (2) D.na: dabadeed, kaddib.
deebaaji ld diibaaji.
<< < 338 339 340 341 342 343 344 345 346 347 348 > >>