Ereyga Maanta: mardaaddi
daliigideeg daalig³. ld daliig¹.
daliigtinSummad jiitin ah oo ariga daanka looga dhigo.
daliil1D. ah: qof dullinimo ka muuqato.
daliil2Markhaati cad oo wax xaqiiqnimadiisa lagu caddeynayo.
daliiliWax xaqiiqadooda sheegid.
daliilineeg daliili.
daliilnimoDaliil ahaansho (qof).
daliiq1. Caw, maqaar iwm kala jeexid. 2. Ka d.: qof dhar, darajo iwm si sharaf darro ah uga qaadid. 3. Ka d.: mindi, seef iwm galka ka saarid.
daliiqanWax la daliiqay ahaansho.
daliiqideeg daliiq.
daliiqnaaneeg daliiqan. ld daliiqnaansho.
daliiqnaanshold daliiqnaan.
daliishadld daliishasho.
daliishashoeeg daliisho. ld daliishad.
daliishoWax daliil ka dhigasho.
daljecliWaddaninnimo.
daljirQof ciidanka qalabka sida ka mid ah oo qaabilsan difaaca dalka.
dalkucelinSi khasab ah oo qof dal kale jooga dalkiisa lagu geeyo.
dalkuggalRuqso qof hal mar ku geli karo dal shisheeya; fiiso.
dalkujoogRuqso qoraal ah oo qof loogu oggolaado in uu dal shisheeye ku deggenaado.
dalkummarBaasaboor.
dallaal1. D. ah: meel barwaaqo ama biyo leh oo aan lagu badnayn. 2. D. ah: aan ciriiri ahayn; waxa ku jira si wanaagsan ugu filan; ballaaran.
dallaal11. Qof shaqadiisu tahay in uu dadka wax u kala iibiyo. 2. Hantida qof dadka wax u kala iibiya qarash ahaan u qaato. ld dillaal¹, dullaal¹.
dallaal2Dad wax u kala iibin.
dallaalideeg dallaal². ld dillaalid, dullaalid.
dallaalinld dallaallimo.
dallaallimayneeg dallaallimee.
dallaallimeeMeel dallaallimo ka dhigid.
dallaallimoMeel kor ka dadan oo dhinacyaha ka furan oo wax lagu gato ama la harsado. ld dallaalin.
dallaalnimoDallaal ahaansho.
<< < 32 33 34 35 36 37 38 39 40 41 42 > >>