aroos (2) 1. (f.g) Laba qof oo isguursaday xaflad iyo damaashaad samayn. 2. (f.mg) Nin, naag guursasho.
aroosad Haweenay ku jirta toddobaadkii ugu horreeyey aqalgalkeeda. ld caruusad.
aroosgal (1) ld aqalgelid.
aroosgal (2) ld aqalgal².
aroosgeli ld aroosi.
aroosgelid ld aqalgelid.
aroosgelin ld aroosin.
aroosi U a.: qof guurkiisa tabaabusheyn. ld aqalgeli, aroosgeli.
aroosid eeg aroos². ld aroos¹ (1), aroosgal¹, aroosgelid.
aroosin eeg aroosi. ld aqalgelin, aroosgelin.
arraajo Areebo; basari.
arrad (1) 1. Xaaladda uu ku suganyahay qof dharkiisu duugoobay ama jeexjeexmay. 2. ld arradid.
arrad (2) Qof, xaalad dharki uu xirnaa duugoobay ama jeexjeexmay ku sugnaan.
arrad-tir (1) ld arratir¹, arratirid.
arrad-tir (2) ld arratir².
arrad-tiran ld arratiran.
arrad-tirasho ld arratirasho.
arrad-tirid ld arratirid.
arrad-tirnaan ld arratirnaan.
arrad-tirnaansho ld arratirnaan.
arrad-tiro ld arratiro.
arradan Wax arrad hayo ahaansho.
arradbax (1) 1. Helidda dhar arrad looga baxo. 2. ld arradbixid. Dhar arradka looga baxo.
arradbax (2) Dhar arradka looga baxo helid.
arradbaxsan Wax arradbaxay ahaansho (qof).
arradbaxsanaan eeg arradbaxsan. ld arradbaxsanaansho.
arradbaxsanaansho ld arradbaxsanaan.
arradbixi Qof arradbax siin.
arradbixid eeg arradbax². ld arradbax¹ (2).
arradbixin eeg arradbixi.
<< < 54 55 56 57 58 59 60 61 62 63 64 > >>