Ereyga Maanta: aftir
debecsanowWax debacsan noqosho. ld dabacsanow, debacsanow.
debinld dibin.
debingendiKiish yar oo maro shabaq ah ka samaysan, afka garangar yar ku leh oo gendiga lagu qabto.
debisNooc libaax badeedka ka mid ah.
debridld dabrid¹.
debsaarIn yar oo saliid ah oo hal mar bun lagu shiilo.
debweynld dabweyn.
ded11. ld dad 1. Shey dusha laga saaro ama lagu daboolo wax feydan. 2. ld dedid.
ded2Wax feydan, shey dusha ka saarid ama ku daboolid. ld dad².
dedaal1ld dadaal¹.
dedaal2ld dadaal².
dedaalidld dadaalid.
dedan1Waqti wixii la sheegaa aanay shaac bixin oo qarsoomaan. ld dadan¹.
dedan2Wax la deday noqosho. ld dadan².
dedan3Wax la deday ahaansho. ld dadan³.
deddanld daddan.
deddanaanld daddanaan.
deddanaanshold daddanan.
deddatir11. Dhaxantir. 2. Gargaar deg-deg ah oo loo fidiyo qof la qaniinay ama dhaawac halis ahi gaarey; dhibiibtir. ld deddatirid.
deddatir21. Nafley dhaxamaysan diirrimaad siin. 2. Qof la qaniinay ama dhaawac halis ahi gaarey si degdeg ah u gargaarid.
deddatirideeg deddatir². ld deddatir¹.
deddeg1ld degdeg¹.
deddeg2ld degdeg².
deddegidld degdegid.
deddegsanld degdegsan.
deddegsanaanld degdegsanaan.
deddegsanaanshold degdegsanaan.
deddegsiinyold degdeg¹.
deddejild degdeji.
deddejinld dedgejin.
<< < 61 62 63 64 65 66 67 68 69 70 71 > >>