Ereyga Maanta: tartabo
dhaafsiiWax meel ka gudbin.
dhaafsiineeg dhaafsii. ld dhaafsiis.
dhaafsiisld dhaafsiin.
dhaafsiisanMeel, wax meel kale ka shisheeya ahaansho.
dhaafsiisnaaneeg dhaafsiisan. ld dhaafsiisnaansho.
dhaafsiisnaanshold dhaafsiisnaan.
dhaafsoWax, wax kale ku beddelasho.
dhaagld dhaad².
dhaagidld dhaadid.
dhaagid1Dhagax dubnadeed oo wejiga lagu ciyaaro dhinac shan dhibcood ku leh, dhinaca kalena lix. ld dhaadid.
dhaajiIyadoo lagu xumaynayo qof wuxuu yiri ama sameeyay ka daba sameyn.
dhaajineeg dhaaji.
dhaal1. Dheri yar oo dhoobo ah. 2. Dhuun buuriga lagu nuugo. 3. Dhul bannaan oo biyo fariisin ah.
dhaalali1. Wax dhalaalaya ka dhigid. 2. Adke ka dhigid.
dhaalcaynld dhaaclayn.
dhaalcaysanld dhaaclaysan.
dhaalcaysnaanld dhaaclaysnaan.
dhaalcaysnaanshold dhaaclaysnaan.
dhaalceld dhaacle.
dhaalceeld dhaaclee.
dhaaliDheri yar oo dhoobo ka samaysan oo wax lagu karsado bunkana lagu dubto.
dhaamanDhar iwm wax la dhaamay ahaansho.
dhaameelAbqo.
dhaameelsashoeeg dhaameelso.
dhaameelsoDhaameel gurasho.
dhaami1. Ceel biyo ka doonid. 2. Weel buuxin.
dhaamideeg dhaan².
dhaamineeg dhaami. ld dhaamis.
dhaamisld dhaamin.
dhaamnaaneeg dhaaman. ld dhaamnaansho.
<< < 73 74 75 76 77 78 79 80 81 82 83 > >>