Ereyga Maanta: boolicun
cubcubid  eeg cubcub². ld cubcub¹ (4), cucubid.
cubcubnaan  eeg cubcuban. ld cubcubnaansho,cucubnaan,cucubnaan-sho.
cubcubnaansho  ld cubcubnaan.
cubid  eeg cub².
cubmid  eeg cuban¹. ld cugmid.
cubnaan  eeg cuban². ld cubnaansho, cugnaan, cugnaansho.
cubnaansho  ld cubnaan.
cubo  Ciyaar qofka ugu habboon xulasho. ld cugo.
cubtamid  eeg cubtan². ld cubtan¹ (2), cugtamid.
cubtan1  1. Doorasho ay laba qof ku kala xushaan dad kula jaal noqonaya ciyaar lagu tartamayo, iyaadoo midba markiisa qof magacaabanaya. 2. ld cubtamid. ld cugtan¹. cubtan2  Laba qof, iyadoo midba markiisa qof magacaabanaya, dad kula jaal noqonaya ciyaar lagu tartamayo xulasho. ld cugtan². cucub1  ld cubcub¹. cucub2  ld cubcub². cucuban  ld cubcuban.
cucubid  ld cubcubid.
cucubnaan  ld cubcubnaan.
cucubnaansho  ld cubcubnaan.
cudad  Hoore dabaysha raaca.
cudbi  Bul jilicsan, cad, loo isticmaalo siyaabo badan, dharkana laga samaysto oo uu dhalo geed ka baxa kulaylaha; suuf.
cuddaar  Meerayaasha waaweyn mid ka mid ah; dusaa.
cuddabbax1  ld ciddabbax¹. cuddabbax2  ld ciddabbax². cuddabbixi  Haweeney la furay inta ay cuddada dhammeysanayso masruufid.
cuddabbixid  ld ciddabbixid.
cuddabbixin  eeg cuddabixi. ld cuddabbixis.
cuddabbixis  Masruufka la siiyo haweeney la furay inta ay cuddada dhammeysaneyso. ld cuddabixin.
cuddabixis  ld cuddabbixis.
cuddad  1. (u) Qalabka birtumuhu adeegasado oo dhan. 2. Birdhuuban, culus oo qalbka la tumayo hoostiiisa la dhigo; dubbad. 3. (u) Xirmo dhar ah.
cuddi  Gilgilid (samayo, waran); ka gariirsiin. ld cuti².
cuddin  eeg cuddi. ld cuddis, cutin.
page : 84 of 95
<< < 79 80 81 82 83 84 85 86 87 88 89 > >>