Ereyga Maanta: awaaji
gabaaddiir 1. Meel dhibaato saameysay oo aan dad iyo duunyo ku noolayn. 2. Dhibaato weyn. ld gabaahiir, gaabahiiro.
gabaahiir ld gabaaddiir.
gabaahiiro ld gabaaddiir.
gabaaraggeddi (1) 1. Gadgeddoonka wax marar badan oo isku xiga sameeyaan. 2. ld gabaaraggeddin.
gabaaraggeddi (2) Wax dhawr jeer oo isku xiga dabageddin.
gabaaraggeddin gabaaraggeddi². ld gabaaraggeddi¹ (2).
gabaaran ld gabran.
gabaarasho ld gabrasho.
gabaarnaan ld gabranaan.
gabaarnaansho ld gabranaan.
gabaaro ld gabro.
gabaayoox ld gabayre.
gabac (1) Hodmid meel ama wax lagu hodmo.
gabac (2) Hawl, arrin iwm hodid.
gabaddanaysan Wax dhaxan badani hayso ahaansho.
gabaddanaysnaan eeg gabaddanaysan. ld gabaddanaysnaansho.
gabaddanaysnaansho ld gabaddan- aysnaan.
gabaddano Dhaxan badan oo dabayl wadata; dayradhaaf.
gabaddanoo Gabadano dareemid.
gabaddanood eeg gabadanoo.
gabadh ld gabar².
gabaggabee Wax gabagabo ku samayn. ld gebagebee.
gabaggabeyn eeg gabagabee. ld gebaggebeyn.
gabaggabeysan Wax la gabagabeeyay ahaansho. ld gebagge- beysan.
gabaggabeysnaan eeg gabagga- beysan. ld gabaggabeysnaansho, gebaggebeysnaan.
gabaggabeysnaansho ld gabagga-beysnaan.
gabaggabo 1. Dhac weyn. 2. Dhameystirka lagu sameeyo hawl, arrin iwm. ld gebaggebo.
gabal ld gobol.
gaban (1) 1. Inan yar. 2. Deero yar oo lab ah. 3. G. ah: wax tiro yar. ld gibin¹, gifin¹.
gaban (2) 1. Gabar yar. 2. Deero yar oo dheddig. ld gibin², gifin². gabar lg1 (-bray, -bartay; -bri) 1. (f.g) Cid wax khayaanid. 2. (f.lg) Wax badan meel isugu keenid.
<< < 5 6 7 8 9 10 11 12 13 14 15 > >>