dhaqaaqjoogsoDhaqaaqjoogle samayn.
dhaqaaqsan1. Wax dhaqaaq diyaar u ah ahaansho. 2. Wax meel ka durugsan ahaansho.
dhaqaaqsanaaneeg dhaqaaqsan. ld dhaqaaqsanaansho.
dhaqaaqsanaanshold dhaqaaqsanaan.
dhaqabsashoeeg dhaqabso.
dhaqabsoCarrabka wax ku cabbid.
dhaqadld dhaqasho.
dhaqan11. Isu geynta nolosha maaddiga, ruuxiga, iyo bulsho ee ummadi leedahay, soona maray isbeddello taariikheed. 2. Asluub.
dhaqan2(bul.) Mid ka kooban fikrado, caadooyin, fan, farshaxan ay sameeysteen ama ay wadaagaan mujtamaca gaar ah.
dhaqan31. Nijaaso, wasakh iwm mayrmid. 2. Wax midab leh fasakhmid. 3. Haweeney gurigeeda si wanaagsan u maamulid. 4. Ku dh.: qalab, sharci iwm adeegsasho. 5. Ku dh.: guri iwm ku noolaan.
dhaqan41. Dhar iwm wax la meyray ahaansho. 2. Nafley wax ladan ahaansho. 3. Ku dh.: wax meel ku nool ahaansho.
dhaqandhaqaaleHab dhaqaale oo isku jaangoynaya bulsho hantideeda iyo nolosheeda.
dhaqandoorsoonIsbeddel ku dhaca dhaqan bulsho leedahay.
dhaqangal11. Dh. ah: hirgelinta la hirgeliyo sharci, barnaamij iwm. 2. ld dhaqangelid.
dhaqangal2Sharci, barnaamij iwm hirgelid.
dhaqangeliSharci, barnaamij iwm hirgelin.
dhaqangelideeg dhaqangal². ld dhaqangal¹ (2).
dhaqangelineeg dhaqangeli. ld dhaqangelis.
dhaqangelisld dhaqangelin.
dhaqanguur11. Dhaqan, dhaqan kale oo ka xoog badan dumiyey. 2. ld dhaqanguurid.
dhaqanguur2Dhaqan bulsho mid kale oo ka xoog badan ku beddelmid.
dhaqanguuriBulsho, dhaqanguur ku ridid.
dhaqanguurideeg dhaqanguur². ld dhaqanguur¹ (2), dhaqanguuris².
dhaqanguurineeg dhaqanguuri. ld dhaqanguuris¹.
dhaqanguuris1ld dhaqanguurin.
dhaqanguuris2ld dhaqanguurid.
dhaqanhabaabiCid dhaqanhabow ku ridid.
dhaqanhabaabideeg dhaqanhabow². ld dhaqanhabow¹ (2).
dhaqanhabaabineeg dhaqanhabaabi.
dhaqanhabaabisDh. ah: qof bulsho ku beera dhaqanhabaabay.
<< < 101 102 103 104 105 106 107 108 109 110 111 > >>