dulbeelid eeg dulbeel².
dulcayaar Ku d.: wax dushiis cayaarid.
dulcayaarid eeg dulcayaar.
dulci Googarad duluc gelin.
dulcin eeg dulci.
duldhig Wax wax kale ka dhigid.
duldhigid eeg duldhig.
duldiir Awr rarku haaro u yeelay.
dulduleel (1) ld daldalool¹.
dulduleel (2) ld daldalool².
dulduleeli ld daldalooli.
dulduleelid ld daldaloolid.
dulduleelin ld daldaloolin.
dulduleelis ld daldaloolin.
duleed 1. Agagaar. 2. Wax gadaashiis dambe.
duleedi 1. Wax la gaadayo gadaal ugu imaan. 2. Cid, cid kale uga hiilin.
duleedin eeg duleedi.
duleel (1) ld dalool¹.
duleel (2) ld dalool².
duleeli ld dalooli.
duleelid ld daloolid.
duleelin ld daloolin.
duleeliye ld dalooliye.
duleeshamid ld delooshamid.
duleeshan (1) ld dalooshan¹.
duleeshan (2) ld dalooshan².
duleeshnaan ld dalooshnaan.
duleeshnaansho ld dalooshnaan.
dulfadhi 1. Wax meel ku sugan la joogid si looga warqabo. 2. Wax duljoogid iyadoo aan wax laga qabaneyn. 3. Wax meel ku sugan ilaalin. Tus. “Ciidan baa na dulfadhiya”.
dulfadhin ld dulfadhiyid.
<< < 197 198 199 200 201 202 203 204 205 206 207 > >>