Ereyga Maanta: joohaar-bibiish
dulmanWax dulmi lagu sameeyey ahaansho. ld dulmisan.
dulmanaaneeg dulman. ld dulmanaansho, dulmisanaan, dulmi- sanaansho.
dulmanaanshold dulmanaan.
dulmar1Hadal si kooban loo sheego.
dulmar21. (f.g) Wax dardarid. 2. (f.mg) Hadal si kooban u sheegid.
dulmarideeg dulmar².
dulmeeran(xis.) Shaxan joometiriyeed oo ku dul meeran ama wareegsan kuna oodan shaxan joometiriyeed ee kale. Tusaale ahaan: goobo ayaa lagu dul sawiri karaa geesaha labajibbaarane, markaa goobadu waa shaxan dulmeeran ah labajibbaaranuhuna waa dhexmeeran (eeg dhexmeeran).
dulmi1Fal sameyntiisu cid xadgudub ku tahay. ld dulan¹, dulin (2), dulun¹.
dulmi2Cid dulun ku sameyn. ld dulan², dulin², dulun².
dulmiciDuudseef.
dulmidld dulmiyid.
dulmidiidD. ah: qof aan dadka dulmin gardarradana oggolayn. ld dulmifiir.
dulmifiirld dulmidiid.
dulmileyQof dumar ah oo dulmi samaysa.
dulmilowNin dulmi sameeya.
dulminld dulmiyid.
dulmisanld dulman.
dulmisanaanld dulmanaan.
dulmisanaanshold dulmanaan.
dulmiyideeg dulmi². ld dulmid, dulmin.
dulnoolKu d.: qof ka faa'iidaysasho; qof dhiigmiirasho.
dulnoolaaneeg dulnool. ld dulnoolaansho.
dulnoolaanshold dulnoolaan.
dulqaadDhabta oo loo adkaysto; sabir.
dulqaadadld dulqaadasho.
dulqaadashoeeg dulqaado. ld dulqaadad.
dulqaadoU d.: sabir yeelasho.
dulqamiKa d.: cid in ay hadal badan oo aan laga fiirsan tiraahdo ku khasbid.
dulqamidld dalqamid.
dulqamineeg dulqami.
<< < 199 200 201 202 203 204 205 206 207 208 209 > >>