iibin eeg iibi. ld iibis.
iibis ld iibin.
iibsad ld iibsasho.
iibsamid eeg iibsan¹.
iibsan1 Wax la iibsaday noqosho. iibsan2 Wax la iibsaday ahaansho. iibsanaan eeg iibsan². ld iibsa-naansho.
iibsanaansho ld iibsanaan.
iibsasho eeg iibso. ld iibsad, iibsi.
iibshe Qof wax iibiya.
iibsi ld iibsasho.
iibso Bedeeco lacag ku beddelesho.
iid1 ld ciid¹. iid2 ld ciid². iidaaman Wax iidaan loo yeelay ahaansho.
iidaamid eeg iidaan².
iidaamnaan eeg iidaaman. ld iidaamnaansho, idaannaan, idaannaan-sho.
iidaamnaansho ld iidaamnaan.
iidaan1 Subag, caano, maraq iwm oo cuntada yaabisnimada looga ba'sho. iidaan2 Subag, caano, maraq iwm cunno yaabis ah ku darid. iidaannaan ld iidaamnaan.
iidaannaansho ld iidaamnaan.
iidheh Xayeysiis iyo ammaan dheerad ah oo laga sheego wax.
iidid ld ciidid.
iil1 Meesha yar oo godka xabaasha dhinaceeda hoose ku taal oo qofka dhintay la dhigo. iil2 (iilay, iishay) Wax inyar weecin. iilasho eeg iilo.
iilid eeg iil².
iillaagee Wax dhibaateyn, cid cawryid.
iillan Wax in yar la weeciyey ahaansho.
page : 7 of 43
<< < 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11 12 > >>