xadeysnaan eeg xadeysan. ld xadeys-naansho.
xadeysnaansho ld xadeysnaan.
xadfan Ku x.: wax la xad-fay ahaansho.
xadfanaan eeg xadfan. ld xadfanaansho.
xadfanaansho ld xadfanaan.
xadfid eeg xadaf².
xadgudbid eeg xadgudub². ld xadgu-dub¹.
xadgudub1 ld xadgudbid. xadgudub2 Ku x.: cid wax aan ku habboonayn ku samayn. xadid eeg xad.
xadid1 eeg xad³. xadiidin Meel digdigo ah oo aan geed lagu arag.
xadnaan eeg xadan. ld xadnaansho.
xadnaansho ld xadnaan.
xadrayn eeg xadree.
xadree (dii.) Xadro ka qaybgelid.
xadro (dii.) Digri.
xafaarad 1. Aalad dhulka dillaacisa ama ciidda bixisa. 2. Markab weyn oo badda qoda.
xafaare Diifta iyo tabardarrada bugtadu reebto oo baanta u baahan.
xafash ld cafash.
xafid 1. Wax dayac ka ilaalin. 2. Cashar, Quraan iwm kor ka bara-sho.
xafidan Wax la xafiday ahaansho.
xafidid eeg xafid.
xafidnaan eeg xafidan. ld xafidnaansho.
xafidnaansho ld xafidnaan.
xafiiltamid eeg xafiiltan². ld xafiiltan¹, xifaalootan, xifaaltamid, xifaaltan¹.
xafiiltan1 ld xafiiltamid. xafiiltan2 Laba qof xifaalootamid ama is xifaalayn. ld xifaal-tan². xafiis Qol ama ka badan oo lagu maamulo hawlo guud ama gaar.
xaflad 1. Isu-imaadka dad badani meel isugu yimaado iyagoo xusaya munaasabad muhiim ah. 2. Fantasiyaha loo sameeyo aroos iwm.
page : 9 of 60
<< < 4 5 6 7 8 9 10 11 12 13 14 > >>