kacdoomid ld kacdoodid.
kacdoon (1) ld kacdoodid.
kacdoon (2) (taar.) Bannanbax lama filaan u dhaca ay la socoto xasillooni daro laguna diiddanyahay siyaasad dal laguna doonayo isbeddel siyaasadeed.
kacdoon (3) ld kacdood².
kackac Bur jilicsan oo kuuskuusan oo la shiilay dhedhen macaanna leh.
kacsad ld kacsasho.
kacsan Wax aan degganeyn ahaansho.
kacsanaan eeg kacsan. ld kacsa-naansho.
kacsanaansho ld kacsanaan.
kacsasho eeg kacso. ld kacsad, kacsi.
kacsi Dareenka rabidda galmo. ld kac-sasho.
kacso 1. Kacsi dareemid. 2. Wax fadhiya istaagsasho.
kactimi ld kacdimi.
kactimin ld kacdimin.
kactin (1) ld kacdimid.
kactin (2) ld kacdin².
kadaalli (1) Jiif, fadhi, joog iyo socod diidid xasillooni la'aan awgeed.
kadaalli (2) Jiif, fadhi, joog iyo socod diidid xasilooni la'aan awgeed.
kadaalliyid eeg kadaalli².
kadab Calaf Eebbe kuu qoray; risiq.
kadabshiir Naasleyda nooc ka mid ah oo dabaggaallaha u eg kase madow, koox-kooxna u socda oo dudumooyinka gala. ld kadafjiir, kadafshiir.
kadaf Bahal dhirxagata ka mid ah oo dabaggaallaha u eg.
kadafjiir ld kadabshiir.
kadafshiir ld kadabshiir.
kadalan Jirriqaa; warriiq.
kadalloob (1) 1. Fadhi aan salka dhulka lagu hayn oo cagaha keliya lagu fadhiyo. 2. ld kadalloobid.
kadalloob (2) Fadhi aan salka dhulka lagu hayn fadhiyid.
kadalloobi Kadalloob u fariisin.
kadalloobid eeg kadalloob². ld kadalloob¹ (2).
kadalloobin eeg kadalloobi.
<< < 7 8 9 10 11 12 13 14 15 16 17 > >>