Ereyga Maanta: bedertami
kadeed2  Wax aad u dhibid. kadeedan1  Wax la kadeeday noqosho. kadeedan2  Wax la kadeeday ahaansho. kadeedid  eeg kadeed².
kadeedmid  eeg kadeedan¹.
kadeednaan  eeg kadeedan². ld kadeednaansho.
kadeednaansho  ld kadeednaan.
kadhoorad  ld kalloorad.
kadi  Si kedo ah u dhicid. ld kedi².
kadiido  ld kadiidyo.
kadiidoo  ld kadiid-yoo.
kadiidood  ld kadiidyood.
kadiidyo  Qandho lala jareeyo. ld kadiido.
kadiidyoo  Kadiidyo dareemid. ld kadiidoo.
kadiidyood  eeg kadiidyoo. ld kadiidoo.
kadin1  1. Xero ama guri meesha furan ee laga galo; irrid, illin, albaab. 2. Boqol neef oo geel ah. 3. Geel gaar u foofi kara oo cid anfici kara. kadin2  eeg kadi. ld kedin, kedis. kadiso  Wax aan lagu talaggelin oo si lama filaan ah u dhaca. ld kediso.
kadlayn  eeg kadlee. ld kadlays.
kadlays  ld kadlayn.
kadlaysii  Si kadle ah u orodsiin (faras, dameer iwm).
kadlaysiin  eeg kadlaysii.
kadle  Orod aayar ah oo afar addin lagu ordo.
kadlee  Si kadle ah u ordid.
kaduud1  1. Laalaabka saanta wejiga. 2. ld kaduudid. kaduud2  Saanta wejiga laalaabid. ld kuduud. kaduudan1  Wax la kaduuday noqosho. kaduudan2  Wax la kaduuday ahaansho. ld kuduudan. kaduudi  Saanta wejiga laalaab u yeelid. ld kuduudi.
kaduudid  eeg kaduud². ld kaduud¹ (2), kuduud¹, kuduudid.
page : 14 of 73
<< < 9 10 11 12 13 14 15 16 17 18 19 > >>