Ereyga Maanta: hiilley
kadalloobsad  ld kadalloobsasho.
kadalloobsan  1. Cid kadalloobay ahaansho. 2. Cid degdegsan meel u socota ahaansho.
kadalloobsanaan  eeg kadalloobsan. ld kadalloobsanaansho.
kadalloobsanaansho  ld kadalloob-sanaan.
kadalloobsasho  eeg kadalloobso. ld kadalloobsad, kadalloobsi.
kadalloobsi  ld kadalloobsasho.
kadalloobso  Si kadalloob ah u fadhiisasho.
kadankood1  Si kadalloob ah oo loo fadhiisto. ld kadankoodid. kadankood2  Meel dhulka ka yaraha sarreeysa oo dakhal ka hooseeyo. kadankood3  Kadalloob u fariisasho. kadankoodid  eeg kadankood³. ld kadankood¹.
kadankoodsad  ld kadankoodsasho.
kadankoodsan  Wax meel kadankooday ahaansho.
kadankoodsanaan  eeg kadan-koodsan. ld kadankoodsanaansho.
kadankoodsanaansho  ld kadan-koodsanaan.
kadankoodsasho  eeg kadankoodso. ld kadankoodsad, kadankoodsi.
kadankoodsi  ld kadankoodsasho.
kadankoodso  Kadan-kood u fariisasho.
kadbasho  eeg kadbo.
kadbo  Calaf Ilaah siiyay cunid (qof).
kaddaan  Takar.
kaddib1  Dib, dabadeed. kaddib2  K. ah: xabbad qarxi weyday. kaddib3  Rasaas iwm dhici waayid. ld katib. kaddibaad  Qarxi waayidda xabbad qori laga riday ay qarxi weydo.
kaddibid  eeg kaddib³.
kaddibiye  Buntuq aan xabbadaha qarxin cillad awgeed.
kaddiifad  Gogol dun adag, cudbi iwm ka samaysan, qurux leh oo lagu goglado guryaha gudahooda. ld gaddiifad, kaddiifo, katiifad, qaddiifad.
kaddiifo  ld kaddiifad.
kadeed1  Dhibaato; jirrab.
page : 13 of 73
<< < 8 9 10 11 12 13 14 15 16 17 18 > >>