ibtileysnaan eeg ibtileysan. ld ebteleysnaan, ebteleysnaansho, ibtileys-naansho.
ibtileysnaansho ld ibtileysnaan.
ibtilo Dhib weyn. ld ebtilo.
ibtiloobid eeg ibtilow.
ibtilow Ibtilo la kulmid.
iclaan War la sheego oo aad loo faafiyo oo dadka la wada garsiiyo; ogeysiis.
icraab1 (nax.) Dhismaha qaybaha naxwe ee ay weeri ka koobantahay. icraab2 (nax.) Qaybaha naxwe ee ay weer ka koobantahay sheegid. ld icraabi. icraabi ld icraab².
icraabid eeg icraab². ld icraabin, icraabis¹.
icraabin ld icraabid.
icraabis ld icraabid.
ictikaaf1 Fadhi masaajidka gudahiisa muddo la fariisto oo cibaado loo niyoodo. ictikaaf2 Cibaado awgeed masaajid ku raagid ictikaafid eeg ictikaaf².
ictikaafsan Wax ictikaaf ku jira ahaansho.
ictikaafsanaan egg ictikaafsan. ld ictikaafsanaansho.
ictikaafsanaansho ld ictikaafsanaan.
ictiqaad1 Rumaysnaanta wax waxtarka uu leeyahay ama wax yeeladiisa. ictiqaad2 Diin, mabda' iwm aaminid. ictiqaadid eeg ictiqaad².
ictiqaadsan ld citiqaadsan.
ictiqaadsanaan ld citiqaadsanaan.
ictiqaadsanaansho ld citiqaadsanaan.
ictiraaf1 Aqoonsi, cid wanaaggeeda loo aqoonsado. ictiraaf2 Cid wanaaggeeda aqoonsasho. ictiraafid eeg ictiraaf².
ictiraafsan Wax, wax wanaaggiisa aqoonsaday ahaansho (qof).
ictiraafsanaan eeg ictiraafsan. ld ictiraafsanaansho.
ictiraafsanaansho ld ictiraafsanaan.
page : 3 of 43
< 1 2 3 4 5 6 7 8 > >>