xagliU x.: shay xaggiisa u janjeerid; u iilasho; u eexasho.
xaglineeg xagli.
xaglis1ld xaglisid.
xaglis2Xag ka maalid, siiba dhanka bidix (xoolo).
xaglisideeg xaglis². ld xaglis¹.
xaglo-isqummiye(xis.) Lammaane xaglo ah oo wadartoodu tahay xagal qumman ama P/2 gacansin.
xaglo-istoosiya(xis.) Lammaane xaglo ah oo wadartoodu tahay xarriq toosan (180° ama P gacansin).
xaglo-talantaali(xis.) Lammaane xaglo isle'eg oo ay sammeeyaan laba xarriiqood oo barbarro ah iyo xarriq kale oo goysa labadooda oo lagu magacaabo gudbane.
xagmaalXag ka maalid, siiba dhanka bidix (xoolo).
xagmaalideeg xagmaal.
xagmar1. Xagmaalid. 2. Qayb candhada xoolaha mayrax ku marid.
xagmarideeg xagmar.
xagmideeg xagan¹.
xagnaaneeg xagan². ld xagnaansho.
xagnaanshold xagnaan.
xago1. Ilkaha ama ciddiyaha wax nabar yar ku gaarsiin. 2. Wax yar oo meel ku dheggan ilkaha ama ciddiyaha kaga fuqsasho.
xagurrinGeel intiisa rimi karta ay hal xilli wada rintay oo aan midi ka baaqsan.
xagxag11. Nabarro yaryar oo aan qotodheereyn oo ku yaal wax dushooda sare. 2. Cunto la kariyay inta weelka dhinacyadiisa ku dhegta.
xagxag2Nabarro yaryar oo aan qoto dheereyn wax dushooda sare gaarsiin.
xagxagashoeeg xagxago.
xagxagideeg xagxag².
xagxago1. Wax yar oo meel ku dheggan ilkaha uga goosasho. 2. Cid haruufid.
xaj(dii.) Shanta tiir oo diinta Islaamku ku taagantahay mid ka mid ah oo waajib kaga dhigaya qofka inta uu noolyahay in uu hal mar tago Maka mowsinka xajka. ld xad¹.
xaji1Xaj gudasho.
xaji2Wax xoog u qabasho.
xajiimeeCid wax ay ku xajiimooto marin ama taabsiin.
xajiimeyneeg xajiimee.
xajiimeysanWax xajiin la mariyey ahaansho.
xajiimeysnaaneeg xajiimeysan. ld xajii-meysnaansho.
xajiimeysnaanshold xajiimeysnaan.
<< < 7 8 9 10 11 12 13 14 15 16 17 > >>