xajiimold xajiin².
xajiimooXajiin da-reemid.
xajiimoodeeg xajiimoo.
xajiin1Geed yar oo leh caleemo xaadi ku rogantahay iyo dhacaan cuncun deran ku reeba wixii uu taabto.
xajiin2Cuncun haraggu dareemo oo oogadu aad u kahato oo waxyaalo kala gaar ah laga qaado (sida: dhirta qaarkeed, habaaska, cunnada, iwm); cadanyo; caaro. ld xajiimo.
xajiinbadeedBahal badda ku nool; qasaanqas.
xajiinmadowGeed-xajiin xooluhu daa-qaan.
xajiintirMaro ama jawaan jilicsan oo marka awrta la rarayo kebdaha laga xijiyo.
xajineeg xaji².
xajiyideeg xaji¹.
xajmiDerbi iwm inta qiradiisu le'eg tahay; jurmi.
xakaamadld xukun¹ (3).
xakaar1Dhibaato; kadeed.
xakaar2Shiddo la kulmid.
xakaarideeg xakaar².
xakab1. Qoryo ceelka afka laga saaro; makaab. 2. Sallaanka meelihiisa cagta la saa-ro.
xakamayneeg xakamee.
xakamaysanWax la xakameeyey ahaansho.
xakamaysnaaneeg xakamaysan. ld xakamaysnaansho.
xakamaysnaanshold xakamaysnaan.
xakameBir iyo suuman isku xiran oo faraska afka iyo madaxa loo geliyo oo lagu qabto laguna duwduwo.
xakameeXakame gelin (faras).
xakumidld xukumid.
xakunld xukun².
xalMaaro; mushkilo ama mas'alo maaro u helid.
xal1Biyo yar oo wax lagu dhaqay.
xal2Biyo yar weel ku mayrid.
xalaalWax shareecadu bannaysay oo lagu dhaqmi karo.
xalaalayneeg xalaalee. ld xalaalays.
xalaalaysld xalaalayn.
<< < 8 9 10 11 12 13 14 15 16 17 18 > >>