Waa Qaamuus erayo kooban kaaso uu la socdo codka erayadda. Waa barnaamij qeyb ka ah Sheekooyinka Soogalootiga taasoo ah inay aruuriyaan sheekooyin qaabab kala duwan ah oo kusaabsan khibradaha soogalootiga ee dadka afrikaanka ah iyo saameynta isbedelka tirakoobka bulshada. Xigasho: Migration Stories
Somali ayaan ahay