cagQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-go, m.l)Macnaha:1. Canqawga inta ka hooseysa ee lugta dadka ama nafleyda qaarkeed. 2. (fk) C.ta/c.aha: imminka; hadda.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
imminkaQaabnax: Magac, Dheddig, Falkaab | Noun, Feminine, AdverbMacnaha:Goorta la joogo; hadda; haddeer; eegga. ld amminka.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0