dulinQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-nno, m.dh)Macnaha:1. Cayayaanka yaryar ee xoolaha ku dul nool; qaniin; deriskunnoole.. 2. ld dulmi¹.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
qaniinQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Guud ahaan cayayaanka yaryar ee xoolaha dhiiggooda ku nool sida shilinta, dhuugga iwm.1. Ilko si xoog leh wax ugu qabasho. 2. Cayayaan nafley dhiig ka jaqid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
deriskunnooleQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-layaal, m.l/dh)Macnaha:ld deriskunnool¹.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
dulmiQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Fal sameyntiisu cid xadgudub ku tahay. ld dulan¹, dulin (2), dulun¹.Cid dulun ku sameyn. ld dulan², dulin², dulun².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0