habe

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Weel aan biyaha ama caanaha si fiican u celin karin. 2. Dhulka ciiddiisu biyaha si sahlan u sii deyso.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur