arbe

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-bayaal m.l/dh)

Macnaha:

  1. 1. Araye. 2. Shabeelka lab.

araye

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Maroodiga lab oo raxanta hoggaamiya; arbe.