bari

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Jahada ay qoraxda ka soo baxdo.
  2. 1. Cadka baruurta ah oo ka baxa dibka idaha. 2. (-iyo, m.l) Salka dadku ku fariisto. 3. (-iyo, m.l) Buruq.
  3. 1. (f.g) Cid wax ay leedahay ama ka mas'uul tahay si debecsan u weyddiisasho. 2. (f.mg) Habeen meel u hoyasho.