KooQaabnax: mu.ti.lMacnaha:(kuwoo, w) Mgacuyaal tilmaame oo lab, oo wax qofka hadlaya aad uga fog oo farta la isugu fiiqayo lagu tilmaansado.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
kooQaabnax: mu.ac.lMacnaha:(kuwoo, w) 1. Magacuyaal aan cayinnayn oo lab ah oo tilmaama wax ama qof jooga meel kan hadlaya ka fog. 2. (t) ld kow.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
kowQaabnax: m.dh.tMacnaha:Lambarka tirada laga billaabo oo labada ka horreeya; hal, mid; “1”. ld koow.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0