koosQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Dabaylaha lagu dhoofo oo ka yimaada koonfurgalbeed. 2. (-sas, m.l) Gobol; dhul.
dhulQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-lal, m.l)Macnaha:1. Meeraha dadku dushiisa ku nool yahay. 2. Barri. 3. Dal.