milme

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-mayaal, m.l/dh)

Macnaha:

  1. 1. Adke marka uu hoore saameyo milma. 2. M. ah: qof la dulmiyey oo ciil ka batay.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur