xukunQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Talis, guddoon. 2. ld xugmi. Go'aan maxkamadeed. 3. ld xakaamad, xukuumad. Dowlad; dawlo. ld xugun.1. Wax maamulid. 2. Cid go'aan maxkamadeed ku qaadid.+Ku dar▲0▼0