jawr

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Xukun aan xaq ahayn; caddaalad darro. ld jowr¹.
  2. Caddalad darro samayn. ld jowr².

jowr

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld jawr¹.
  2. ld jawr².