aasnaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg aasan². ld aasnaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

aasan

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-smay, -sanaty; -smi)

Macnaha:

  1. Wax cidi aastay noqosho.
  2. Wax la aasay ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

aasnaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. eeg aasnow. ld aasnaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur