aayar

Qaabnax: Magac, Dheddig, Falkaab | Noun, Feminine, Adverb

Macnaha:

  1. Si deggan oo miyir leh. ld aad yar, aadyar.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

aadyar

Qaabnax: Magac, Dheddig, Falkaab | Noun, Feminine, Adverb

Macnaha:

  1. eeg aayar.

Lamidka: aayar