gaabi

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Qiyaas dheerer oo intii laga rabay ka gaaban.
  2. 1. (f.g) Wax dheeraa wax ka dhimid. 2. (f.mg) Aayar u socosho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur