aaye

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld aayo².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

aayo

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld aayatiin.
  2. 1. Afo waxa ay u tahay carruurta ninkeedu ka dhalay naag kale. 2. Haweeney qof abtigii ama adeerkii qabo. 3. Qof waxa ay u tahay hooyadiis walaasheed; habaryar. ld aaye.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur