daayeerQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:(daayeer/-rro, m.dh) Xawayaan afarta addin ku socda oo labada hore sida dadka u adeegsada, qaab ahaanna dadka u eg. ld daanyeer.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
daanyeerQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-rro, m.dh)Macnaha:ld daayeer.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0