abyoone
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-nayaal, m.l/dh)
Macnaha:
- (xis.) Urur ka kooban tirooyinka idil ee togan iyo kuwa taban; 0, 1, 2, 3, 4, ... Abyooneyaasha togan ee 1, 2, 3, 4,... waxa lagu magacaabaa tirooyinka tirsiimo ama kuwa wax lagu tirsado.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

