adkaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg adag. ld adayg, adkaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

adag

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Macnaha:

  1. (adkaa, adkayd; ad'adag) 1. Wax aan jilicsanayn ahaansho. 2. Wax xoog iyo karti leh ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

adayg

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld adkaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

adkaansho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg adkow. ld adkaan.