adkaansho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg adkow. ld adkaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

adkow

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-kaaday, -kaatay)

Macnaha:

  1. 1. Wax adag noqosho (wax). 2. Ka a.: wax ka lib helid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

adkaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg adag. ld adayg, adkaansho.