agah

Qaabnax: Erey Dareen | Exclamation

Macnaha:

  1. eeg aga.

Lamidka: aga

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

Aga

Qaabnax: Erey Dareen | Exclamation

Macnaha:

  1. wax yaab, naxdin, ama lama-filaan ah. Waa eray dadku adeegsadaan marka ay maqlaan ama arkaan wax ka yaabiyey, ama marka ay si kedis ah u xasuustaan wax ay iloobeen. Tus.: Aga! Goormaad timid?

Lamidka: agah

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur