Aga
Qaabnax: Erey Dareen | Exclamation
Macnaha:
- wax yaab, naxdin, ama lama-filaan ah. Waa eray dadku adeegsadaan marka ay maqlaan ama arkaan wax ka yaabiyey, ama marka ay si kedis ah u xasuustaan wax ay iloobeen. Tus.: Aga! Goormaad timid?
Lamidka: agah
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

