saad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Sii sheegidda la sii sheego wax dhici doona.
  2. 1. Geed weyn oo looxaan adag leh oo wax lagu dhisto, alaab qurux badanna laga samaysto. 2. Cunto safarka loo qaato; sahay. 3. Xarun ciidamada looga maamulo huga iyo raashinka. ld saaj.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

sahay

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Cunto loo qaato in lagu jidma-ro; jiscin.
  2. Cunto jidmar ahaan cid u siin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

saaj

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld saad.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur