jaabo
Qaabnax: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective
Macnaha:
- 1. Qoryo qallalan oo dabka lagu shido; xaabo; qoryo. 2. Alaab aan qiimo lahayn. ld jaabajaabo.
Lamidka: jaabajaabo, qoryo, xaabo
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

