albaab

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-bbo/-byo, m.dh)

Macnaha:

  1. Bir, loox iwm oo hab gaar ah loo sameeyey oo guryaha irdahooda lagu awdo.
  2. 1. Irrid, albaab u yeelid. 2. Albaab furan xirid.