ambuulQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld cambuul¹.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
cambuulQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-llo, m.dh)Macnaha:1. Tub geed sisin ah oo isku xiran. 2. Hoy yar, caws qoryo iwm ka samaysan oo beeraha laga dhex samaysto. ld abbuul, ambuul, cabbuul.Qodaxda sarmaanta marka ay curdanka tahay; dhambacaluul.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0